Layaabka!

John Abraham oo kasoo muuqan doona filimka Parmanu, Ra’iisul Wasaare Narendra Modi ayaa lagu arki doonaa Film-kan

Soo saaraha Filimkan Prernaa Arora​ ayaa waxay sheeko ku saabsan Siyaasadda oo xiiso badan kusoo bandhigeysaa Filmkeeda Parmanu: Sheekada Pokhran, waxaa horay isugu deyay Soo

Continue Reading »

Qeybta Layaabka!

Film-ka uu sameynayo Akshay Kumar ee Pad Man wuxuu lumin doonaa 30% Dhaqaalaha laga filayo, Sababtu waa Filim kale dartiis!

Suuqa Aflaanta Hindiga ah ee Bollywood ayaa gelaya weji kale. Balse qofna kama maarmi karo in uu daawado filimka Akshay Kumar ee Pad Man, wuxuu

Continue Reading »

Layaabka! Archives

Goormee la daawan doonaa Filimka Padmaavat oo jilaayaasha ay ka mid yihiin Deepika iyo Shahid Kapoor?
- Jan 15, 2018
Deepika Padukone, Ranveer Singh iyo Shahid Kapoor ayaa dhammaantood kasoo muuqan doona filimka Padmaavat wuxuuna ka mid yahay filimadii aadka loo wada sugayay 2017 iyo sidoo kale Sanadkan. Wuxuu markii ...
Kama Fariisan doono Jilliinka Filimada anigoon Film la sameyn Shah Rukh Khan, Kumaan Ahay?
- Jan 15, 2018
Inta lagu jiro jilliinka, Anurag Kashyap iyo Shah Rukh Khan waxay ku shaqeynayeen kala heer wuxuuse Film Sameeyaha Bollywood Anurag Kashyap ayaana ballan qaaday in uusan ka fariisan doonin jilliinka ...
India & Israel oo kala Saxiixanaya Heshiis Aflaanta la xiriira, inta ay socoto Booqashada Netanyahu
- Jan 14, 2018
[caption id="attachment_8939" align="alignnone" width="1000"] India iyo Israel ayaa ku heshiin doona Wax soo saarka Aflaanta inta lagu guda jiro Booqasho Taariikhi ah oo uu Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ku marayo ...
MURUQA Lacagta: Man United oo ku garaaceysa Real Madrid, £356milyan-ka ay ku dooneyso Neymar
- Jan 13, 2018
MANCHESTER UNITED ayaa diyaar u ah in ay kula dagaallanto kooxda Real Madrid Saxiixa qaaliga ah ee Neymar. Waxay United diyaarisay qorshe ku kacaya £444milyan oo Gani, sida ay sheegayaan wararka ...
Meghan Markle oo Twitter-ka ku darsatay Kane & Courtois, xilli uu Guursan Rabo Boqor Harry, Shaki Maseyr oo taagan!!! “Sawirro”
- Jan 11, 2018
MEGHAN MARKLE waa taageere kubadda cagta ah – balse waxay u muuqataa mid taageeri doonta Tottenham iyo Chelsea oo ay xiddigahooda ku darsatay barta Twitter. Gabadha heshiiska Guurka ah kula jirta ...
Sidee Ronaldo, Messi & Xiddigaha Kubadda Cagta ee Waqtigaan u Ekaan doonaan Muuqaal ahaan Marka ay 70-jirsadaan? “Sawirro”
- Jan 11, 2018
HARRY KANE ayaa ah gooldhaliyaha ugu sarreeya ee Europe wuxuuna dhaliyay 56 gool 2017... Balse markaan wuxuu u muuqan doonaa si kaa yaabisa, Waase goorma? Waxaa lasoo bandhigayaa xiddigahaan marka ay ...
DARAASAD: Baro xiddigaha ugu Saameynta Badan Afrika, marka ay Bulshada ka hor Muuqdaan, maxaase lagu xushay?
- Jan 8, 2018
Adduunyada Casriga ah dadka Caanka ka ah waxay aad ugu tartamaan Baraha Bulshada iyo Saameynta ay ku leeyihiin, waxaa jira in Xiddigaha Qaaraddan Afrika ay ka mid yihiin Ciyaartoyda Saameynta ...
+Sawirro: Nothingham Forest oo Arsenal tareenka ka tuurtay
- Jan 7, 2018
  Kooxda Horyaala heerka labaad ee dalka Ingiriiska ka ciyaarar Nothingham Forest ayaa   tartanka Fa Cup ka reebtay kooxda Arsenal oo daafacaneysay kadib ciyaar xiiso leh oo kusoo idlaatay 4-2. Forest ayaa ...

« Previous PageNext Page »
%d bloggers like this: