Xulka Kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada oo ka qayb galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, ogoow Groupka ay ku jiraan iyo xilliga ay ciyaari doonaan+Sawirro

Xulkaqaranka kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada wayn ayaamaanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Uganda oo ay uga qayb gali…

View More Xulka Kubadda Gacanta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jirada oo ka qayb galaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, ogoow Groupka ay ku jiraan iyo xilliga ay ciyaari doonaan+Sawirro

 Horseed mise Heegan  yaa  galabta    fiinaalka koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud hiigasn doona ?

Waxaa  galabta garoonka Wiish kulanka afar-dhammaadka     koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud kuwada yeelan doona kooxaha  Horseed iyo Heegan. Heegan oo tartanka  daafacaneysa ayaa kaalinta koowaad…

View More  Horseed mise Heegan  yaa  galabta    fiinaalka koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud hiigasn doona ?

Firinbigii Nattijada Badalay, Maxaa kala qabsaday Plasma iyo Banaadir SC koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud 2018+Sawirro Cajiib ah

Kooxaha Plasma  iyo Banaadir SC ayaa garoonka Wiish kusoo bandhigay  kulanki ugu xiisaha badnaa    tartanka kubadda Koleyga Jeneraal Daa’uud  2018 oo su xiiso leh uga…

View More Firinbigii Nattijada Badalay, Maxaa kala qabsaday Plasma iyo Banaadir SC koobka kubadda Kolayga Jeneraal Daa’uud 2018+Sawirro Cajiib ah

Shir Sanadeedka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda koleyga oo  lagu qabtay magaaladan Muqdisho, Xilli  go’aano cusub ay kasoo baxeen +Sawirro

  Shir sanadeedkan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiinta xiriirka soomaliyeed ee kubadda koleyga Marti sharaf ka kala socotay…

View More Shir Sanadeedka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda koleyga oo  lagu qabtay magaaladan Muqdisho, Xilli  go’aano cusub ay kasoo baxeen +Sawirro

Qori Tuurka Koobka kubadda Koleyga Jeneraal Daa’uud oo la sameeyay, ogoow goorta la ciyaarayo iyo kooxaha ka qeyb galaya+Sawirro

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga ayaa xafladda qori tuurka koobka Koobabka jeneraal Daa’uud ku qabtay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo qeyb galay Madaxada Xiriirka kubadda Koleyga…

View More Qori Tuurka Koobka kubadda Koleyga Jeneraal Daa’uud oo la sameeyay, ogoow goorta la ciyaarayo iyo kooxaha ka qeyb galaya+Sawirro
%d bloggers like this: