Yaya Toure oo wax ka sagootiyay Iniesta

Laacibkii hore ee kooxda Barcelona ayaa Arbacadii wuxuu muujiyay hadalkiisa ku aaddan maca salaameynta halyeygii Barcelona iyo Spain, Iniesta oo aadaya horyaalka Japan.

Andres Iniesta wuxuu kula biiray Yaya Toure safka kooxdiisa, ka hor inta uusan Yaya Banneyn kooxda Barcelona.

Laacibka dalka Ivory Coast wuxuu markii dambe ku biiray kooxda Manchester City keddib 8-sano oo uu kooxda ku sugnaa.

Yaya ayaa aaday City isagoo ka tegay Barcelona Sanadkii 2010.

Intii waqtigaas lagu jiray Catalonia uu la jiray, wuxuu saftay 117 kulan wuxuuna dhaliyay 6 gool.

Nabadeey, Yaya!

Ayaa laga soo yiri Barcelona, markan ayuu sheegayaa in uusan iloobi doonin Iniesta oo ka mid ahaa halyeeyadii Khadka dhexe ee waayaha wanaagsan ay kusoo wada qaateen Barcelona.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: