Safafka Rasmiga ah ee Europa league Marseille vs Atletico Madrid Final

Kulan xiiso badan oo ah Final-ka Koobka Europa league ayaa Caawa dhexmari doona, labada kooxood ee Marseille iyo Atletico Madrid, iyadoo kulankan uu yahay Final.

Labada kooxood ayaa kasoo kala Gudbay kooxaha Arsenal iyo Red Bull Salzburg, waxaana caawa ay ciyaari doonaan kulan xiiso badan.

Safka Marseille: Sarr, Rami, Luiz Gustavo, Amavi, Thauvin, Zambo Anguissa, Payet, Sanson, Ocampos, Germain

Safka Atletico: Oblak, Lucas, Godin, Gimenez, Vrsaljko, Gabi, Saul, Correa, Koke, Costa, Griezmann

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: