Ma ogtahay 5ta ciyaaryahan ee bedelka u noqon karta Mohamed Salah hadii uu ka tago koxda Liverpool?

Xidiga Masaarida ayaa ah ciyaaryahanka ugu fiican Premier League xilli ciyaareedkan, waxaana qaab ciyaareedkiisa uu soo jiitay  kooxaha sida Real Madrid iyo Barcelona. Labada kooxood ayaa diyaar u ah inay xiriir la sameeyaan ciyaaryahanka si ay u la soo saxiixdaan, waxaana laga yaaba inay dhaqaalo badan ku bixiyaan xidigaan.

Liverpool ayaa waxaa mar walba ku adkeyd inay heysto ciyaartoydooda xiddigaha fiican sida Phillipe Coutinho, Luis Suarez, iyo Micheal Owen markii ay kooxaha reer Spain soo dalbadeen.

Hadaba waxaan halkaan ku eegi doonaa 5 ciyaaryahan oo bedel u noqon karaa Mohamed Salah hadi uu ka tago Liverpool.

#5 Florian Thuvian (Marseille)

 

#4 Malcom (Bordeaux)

#3 Nabil Fekir (Lyon)

#2 Julian Brandt (Bayer Leverkusen)

#1 Paulo Dybala (Juventus)

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: