Wax walba oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato isku aadka Champions League

Isku aadka semi-final-ka wuxuu ka dhici doonaa xarunta dhexe ee UEFA ee Switzerland saacadda 2duhur  bisha 12-aad ee BST Jimcaha.

Roma ayaa si la yaab leh uga reebtay Barcelona garoonka Stadio Olimpico 3-0 (4-4 wadar ahaan).

Liverpool ayaa soo reebtay Man City isku daar waxay ku sobaxdday Reds  5-1 .

Bayern Munich ayaa heysata qeylo badan kadib markii ay garaacday Sevilla 1-2 Spain.

Lugaha koowaad ee semi-finalka ayaa la qaban doonaa Talaadada, Abriil 24 / Arbacada Abriil 25ka iyo kulamada soo laabashada Talaadada, May 1 / Arbaco Maajo 2.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




%d bloggers like this: