Safafka Rasmiga ah ee garoonka usoo galaya kooxaha, AC Milan vs Inter Milan

Waxaa goor dhow la baasan doonaa kulanka xissa badan ee dhex mari doona kooxda AC Milan iyo Inter Milan waana ciyaar ku tirsan Horyalka Talyaaniga.

Kooxaha ayaa si rasmi ah usoo bandhigay safafkooda ciyaarta usoo galay.

Milan: G Donnarumma; Calabria, Bonucci, Romagnoli, Rodriguez; Kessie, Montolivo, Bonaventura; Suso, Cutrone, Calhanoglu

Inter: Handanovic; Cancelo, Miranda, Skriniar, D’Ambrosio; Gagliardini, Brozovic; Candreva, Rafinha, Perisic; Icardi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: