Deg-Deg: Isku aadka afar dhamaadka Champions league oo la sameyey. sidee la iskugu aadey?

Afar kooxood kaliya ayaa iskugu soo haray Tartanka kooxaha qaarada yuru ee UEFA Champions League, kooxaas ayaana loo sameeyey isku aad si loo sii dhameystiro wareegyada ka haray Tartanka.

Isku aadka ayaa lagu la sameeyey maanta oo Jimco ah dalka Switzerland.

Waxaana kooxaha ay iskugu aadeen sidaan.

Bayern Munchen Vs Real Madrid

Liverpool vs Roma

Kulamada lugta 1-aad ee semi-finalka champions League ayaa la ciyaari doonaa 24 bisha April oo ku beegan Talaado iyo 25 April oo ku beegan Arbaca halka lugta 2-aad la ciyaari doono 1 iyo 2 bisha May.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




%d bloggers like this: