Kulamada maanta ilaa caawa laga ciyaarayo horyaallada waaweyn iyo Saacadaha ay dhacayaan

Kulamo ka tirsan horyaallada waaweyn ee qaaradda Yurub ayaa maanta ilaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo kulamada dhacaya uu ka mid yahay midka galabta horyaalka England ku dhexmaraya Liverpool iyo Crystal Palace.

Man Utd ayaa la ciyaari doonta Swansea, halka Everton ay marti qaadi doonto naadiga Manchester City ee horyaalka hoggaamineysa.

Dalka Talyaaniga waxaa ka jira kulanka xoogweynta Juventus iyo AC Milan, kaasoo ka dhici doona magaalada Turin, waa ciyaar kale oo aad u xiiso badan Inter ayaa qaabileysa Hellas Verona, Sassuolo dhankeeda waxay wajaheysaa SSC Napoli.

Spain waxaa kulan xoooggan ku kulmaya naadiyada Barcelona iyo Sevilla iyadoo laga filan karo kulankaas in uu noqdo midkii rikoodhka Khasaare la’aanta laga jebin lahaa Barca.

Germany, waxaa ka dhacaya kulanka ugu xoogga badan, marka ay Bayern Munich qaabisho kooxda Borussia Dortmund.

England – Premier League March 31

02:30 Crystal Palace ? – ? Liverpool

05:00 Brighton & Hove Albion ? – ? Leicester City

05:00 Manchester United ? – ? Swansea City

05:00 Newcastle United ? – ? Huddersfield Town

05:00 Watford ? – ? AFC Bournemouth

05:00 West Bromwich Albion ? – ? Burnley

05:00 West Ham United ? – ? Southampton

07:30 Everton ? – ? Manchester City

Italy – Serie A March 31

01:30 Bologna ? – ? Roma

04:00 Atalanta ? – ? Udinese

04:00 Cagliari ? – ? Torino

04:00 Fiorentina ? – ? Crotone

04:00 Genoa ? – ? SPAL 2013

04:00 Inter ? – ? Hellas Verona

04:00 Lazio ? – ? Benevento

07:00 ChievoVerona ? – ? Sampdoria

07:00 Sassuolo ? – ? SSC Napoli

09:45 Juventus ? – ? AC Milan

Spain – LaLiga Santander March 31

02:00 Girona ? – ? Levante

05:15 Athletic Bilbao ? – ? Celta Vigo

07:30 Las Palmas ? – ? Real Madrid

09:45 Sevilla ? – ? Barcelona

Germany – Bundesliga March 31

04:30 Bayer Leverkusen ? – ? Augsburg

04:30 Hannover 96 ? – ? RasenBallsport Leipzig

04:30 Hoffenheim ? – ? FC Cologne

04:30 Schalke 04 ? – ? Freiburg

04:30 VfB Stuttgart ? – ? Hamburger SV

07:30 Bayern Munich ? – ? Borussia Dortmund

09:30 Hertha Berlin ? – ? Wolfsburg

France – Ligue 1 March 31

06:00 Dijon ? – ? Marseille

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: