GABAR Dhigata kulliyadda Shareecada oo Jirkeeda Quruxdiisa ku Indha sarcaadisay xiddigaha England… si Talyaanigu uga Adkaado! SAWIRRO

Inanta reer ITALIAN ee Quruxda badan Laura Bragato ayaa markan waxay billowday in ay soo muujiso qeybo jirkeeda ka mid ah, si ay ugu Indha Sarcaadaan xiddigaha xulka England.

Waxay aaminsaneyd in England ay khasaare wajihi doonaan kulankii Xalay ee Azzurri ay la qaateen.

Bragato, waxay sheegtay in ay Saaxiibo isu dhow yihiin iyada iyo laacibka Three Lions ee Jesse Lingard, wuxuuna ku raacsanyahay Barta Instagram.

Waa cajiib in ay leedahay 420,000 oo taageere oo bartaas ku raacsan, waxaase kasii daran in ay mar walba soo dhigto Sawirro qurux badan… wax wanaagsan ayeyna dadka la socda u rajeysaa.

Gabadha barata culuumka Sharciga ee kasoo jeedda Milan waxay sheegtay in horayba ay uga caawisay kooxda Juventus in ay garaacdo naadiga Tottenham horraantii Bishaan.

Markan ayeyna rajo wanaagsan ka qabtay in ay haddana indha sarcaad ku riddo Lingard.

Iyadoo la hadashay Daily Star, waxay tiri: “Dabcan, waxaan taageerayaa Italy Talaadada.

“Si gaar ahna anigoo ka warqaba in aysan Sanadkan ciyaari doonin Koobka Adduunka.

“Talyaaniga waxaan ka taageeraa Patrick Cutrone. Saaxiibbo ayaan nahay aniga iyo isaga.

“Dalka England waa Jesse Lingard, sidoo kale isaguna waa Saaxiibkey.

 Laura Bragato's lucky backside is gaining her a shed load of followers on Instagram

 The Italian beauty thinks her nation will come out on top against England at Wembley on Tuesday

 

🖤

A post shared by LAURA BRAGATO (@laurabragato) on

 Bragato claims to be friends with Manchester United ace Jesse Lingard

 She is a law student from Milan but is not shy in flaunting her figure

 

Only for my bae 🍑😝 #culopiatto 🖤 @wave_essentials

A post shared by LAURA BRAGATO (@laurabragato) on

🤔 Urge una vacanza ! Dove mi consigliate di andare ? Scrivetemi nei commenti i vostri suggerimenti ! Please help me ✈

A post shared by LAURA BRAGATO (@laurabragato) on

☀✌🏻

A post shared by LAURA BRAGATO (@laurabragato) on

 Laura Bragato's lucky bum claimed it helped Juventus beat Tottenham in the Champions League

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




%d bloggers like this: