Kulamada maanta ilaa Caawa laga ciyaari doono Horyaallada Yurub

Kulamo xiiso badan oo ka tirsan horyaallada Yurub ee waaweyn ayaa maanta ilaa caawa ka dhici doona Garoomada kooxaha ugu waaweyn.

Kulanka ugu adag waa midka Caawa dhexmari doona kooxaha Liverpool iyo Man City, wuxuuna ka mid yahay ciyaaraha Yurub ugu adag.

England – Premier League January 14

04:30 AFC Bournemouth ? – ? Arsenal

07:00 Liverpool ? – ? Manchester City

Spain – LaLiga Santander January 14

02:00 Levante ? – ? Celta Vigo

06:15 Alaves ? – ? Sevilla

08:30 Espanyol ? – ? Athletic Bilbao

10:45 Real Sociedad ? – ? Barcelona

Germany – Bundesliga January 14

05:30 FC Cologne ? – ? Borussia Moenchengladbach

08:00 Borussia Dortmund ? – ? Wolfsburg

France – Ligue 1 January 14

05:00 Saint-Etienne ? – ? Toulouse

07:00 Lyon ? – ? Angers

11:00 Nantes ? – ? Paris Saint Germain

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: