Champions League: Bayern Munich oo adkaatay iyo Atletico vs Roma oo isku Garab dhacay NATIIJOOYINKA oo dhan

Bayern Munich ayaa ku adkaatay 3-0 iyadoo la ciyaareysa 10-laacib oo Anderlecht ah si ay cadaadiska ugu badiso kooxda Paris Saint-Germain oo ay ku wada jiraan Group B.

PSG, ayaa dhankeeda xaaqday Celtic oo ay ku garaacday 5-0 kulan ka dhacay Glasgow, waxayna ka mid tahay naadiyada loo saadaalinayo hanashada Champions League iyadoo ay Bayern iyo PSG is wajihi doonaan mar kale.

Anderlecht booskeeda dhexe Sven Kums ayaa roose looga saaray ciyaarta oo mareysa 11-daqiiqo rigoore ayaana gacanta laga saaray Robert Lewandowski oo hoggaanka u dhiibay kooxdiisa Bayern ahead.

Qeybta labaad Thiago iyo Joshua Kimmich ayaa dhammeystiray natiijada ciyaartaas.

Natiijooyinka kulamadii kale halkan hoose ka arag

Champions League – Group A September 12

Benfica 1 – 2 CSKA Moscow

Manchester United 3 – 0 Basel

Champions League – Group B September 12

Bayern Munich 3 – 0 Anderlecht

Celtic 0 – 5 Paris Saint Germain

Champions League – Group C September 12

Chelsea 6 – 0 Qarabag FK

Roma 0 – 0 Atletico Madrid

Champions League – Group D September 12

Barcelona 3 – 0 Juventus

Olympiacos 2 – 3 Sporting CP

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: