QISO YAAB BADAN! Waxaan Galmo iyo Raaxadii ugu macaaneyd la qeybsaday Xaas la qabo, mase Ogi xaalka Seygeedii!!!

Waxaan galmo iyo raaxo middii ugu macaaneyd la qeybsaday xaas la qabo, waan is jecleyn labadeenuba – balse waxay gashay guur aan u qalmin.

Waxaan billaabay shaqo cusub 8 bilood ka hor, waxaana aad ugu dhowaaday mid ka mid ah Saaxiibadey waxay ka shaqeysaa isla meesha aan joogo. Waxaan ahay 25 jir iyaduna waa 33-jir. Waa qof ka mid ah dadka timaha cad, waxaana na dhex martay sheeko cajiib ah, markii aan is barannay keddib.

Waxaan wadahadalkeenna ku billownay saaxiibnimo caadi ah, balse waan isu sii dhowaaneynayay. Wuxuu midkeenba ku farxayay la joogga kan kale.

Habeenkii koobaad runtii wax badan ma aysan dhicin, waxay noo aheyd habeen billow ah. Waxay I weydiisay habeenkeygu sida uu yahay dhowr habeen keddib markii aan kala hadlay dareenkeyga. Waxay warka iigu dhammeysay in aysan heysan iyaduba Galmo aad u macaan.

Waxay aheyd laba bilood ka hor markii aan is aragnay. Waxay ii sheegtay in ay ku jirto guur aan jaceyl laheyn isla markaana ay dooneyso in ay aniga ila joogto. Waxayna warkeeda iisii raacisay ma garanayo sidii aan kusoo afjari lahaa qoyska ii dhisan.

Waxaan la hadlayay qofta I jecel maalin walba midkeenba kan kale wuxuu u sheegi jiray in uu jeceyl dareemayo.

Waxaan isu raacnay meel gaar ah, waxaan la wadaagay Galmo aad u macaan, waxaanse dareemayay in qalbigeeda uusan ka tirmin midkii qabay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: