DARAASAD: Dalalka Dumarkoodu ay Galmada ku filan ee Qaneecada leh helaan

Daraasad caalami ah ayaa muujineysa dalalka ay dumarkoodu helaan Galmo ku filan oo ay ragga dalalkaasi deeqsiiyeen marka Lammaanaha iyo saaxiibada isu galmoodayba la fiiriyo.

Daraasadda ayaa laga qaaday in ka badan 20 dal dumarkooda la qabo, iyo kuwa saaxiibnimada loogu galmoodayba.

Daraasadda waxaa sameysay VictoriaMilan – taasoo leh bog ay ku kulmaan dadka guursaday iyo kuwa raadinaya xiriirka dheeriga ah– waxaana ka ra’yi dhiibtay 6117 oo dumar ah.

Waxay daraasaddu sheegtay in Denmark uu yahay dalka ugu qanaca badan dhanka Galmada dunida oo dhan waxayna nimankoodu u galmoodaan dumarka Danish-ka ah wax ka badan 44 inta lagu jiro Legdanka jiifka.

Dalka United States, dumarka ayaa ku raaxeysta 41 daqiiqo oo Galmo ah halka Xaasaska Finland ay helaan iyaguna 39 daqiiqo oo aad ugu filan.

Waxaa macno weyn sameyneysa, South Africa ayaa dareemaya culeys badan, maaddama ay galmada helaan kaliya 15 oo dareen iyo Galmo toos ah isugu jirta.

Waxaa sidaas oo kale ah kuwa reer Belgian, waxayna helaan 21 daqiiqo ama wax ka yar.

Belgian ayaa ku faanaya in odayaashoodu ay raaxada ku wacanyihiin.

Sida caadiga ah waxay galmadu ku macaantahay in ay socoto wax ku dhow 33-daqiiqo taaso haweeneydu ay ku biya bixi karto kuna filan jirkeeda oo dhan in ay kala gaarto Raaxadu.

Dalka Ireland waxay helaan 31 daqiiqo, taasoo ah mid iska meeldhexaad ah.

Madaxa fulinta ee Victoria Milan, Sigurd Vedal, ayaa sheegay in haweenka ugu kacsiga badan iyo kuwa shaqada adag u bartay ay tahay waxa aan loogu qancin Karin galmada meel walba oo dunida ah.

Daqiiqadaha ay Galmadu socon karto iyo Dal walba oo ka mid ah 20-ka daraasadda laga sameeyay

Denmark          44

US       41

Finland            39

Canada            37

Sweden            33

Norway            33

United Kingdom          33

Germany          32

Czech Republic           32

Ireland 31

Austria 27

Switzerland      26

Hungary           25

Poland 24

Spain   23

Netherlands     23

Italy     23

France  23

Belgium           21

South Africa    15

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: